(Akhriso) Kenya oo War cusub ka soo saartay heshiiskii ay kala saxiixdeen Farmaajo & Kenyatta

Dowlada Kenya ayaa sheegtay inay si rasmi ah u dhaqan-gelisay heshiiskii ay madaxda labada dal ee Somalia iyo Kenya ku gaareen magaalada Nairobi bartamihii bishan. Wasaarada arrimaha dibeda ee dowlada Kenya oo qoraal soo saartay ayaa sheegtay in dowlada Kenya ay joojisay duulimaadyada Muqdisho ee ku soo jeeda Nairobi inay soo maraan magaalada Wajeer. Sidoo … Continue reading (Akhriso) Kenya oo War cusub ka soo saartay heshiiskii ay kala saxiixdeen Farmaajo & Kenyatta